Si Fudud U Baro Xirfadaha Qarniga 21aad
U baro luuqadaha & xirfadaha casriga si nidaamsan adigoo jooga goobtaada, goor waliba
$25
Koorso / halmar

Koorsooyin Diyaarsan
Waa koorsooyin diyaarsan oo ka kooban muuqaalo tayeysan, buugaag, leyliyo iyo wax waliba oo kuu sahlaya in aad baratid maadada aad doortid
$50
Bil waliba

Fasalo Toos Ah
Waa fasalo ku baxa nidaamka fogaan aragga - Online - oo aad uga faaideysan kartid hormarinta naftaada & ganacsigaaga adigoo jooga goobtaada, goor waliba
Tirooyin Muhiim Ah
40K+
Arday Diiwaangalsan
20K+
Shaqaalo La Tababaray
700+
Cashro & Leyliyo
100%
Koorso & Fasalo
Shaqaalaha Shirkadaha Ayaa Ka Faaideysta
Fasalada tooska ah ee luuqadda Ingiriiska
Barnaamjiyo & koorsooyin ku saleysan nidaamka caalamiga ah ee dhigista & barashada luuqadaha - CEFR - oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal


Ku biir fasaladeena tooska ee barashada luuqadda Ingiriiska - 100% Online
Raac manjaj si heer sare ah loo diyaariyay kuna saleysan nidaamka caalamiga ah ee CEFR.
Waxaad ku dhameyneysaa heer waliba oo luuqadda ah (A1 - C2) muddo 16 isbuuc ah adigoo la waxbaranaya arday kala joogta dunida daafaheeda



Marqaatiga ardayda fasalada

mohamed d. ibrahim
Pharmacist & Univ. Graduate
Hormar fiican ayaan dareemayaa. muddo kooban waana tayada manhajka, isla xisaabtanka & macallinka

eng. KHALID M. YUSUF
Software Developer
Iskudarka koorsooyinka & kulanada tooska ah waa wax ku gaar ah Somvato, hormar fiican ayaan ka dareemayaa kalsoonideyda luuqadda

ayuub a. abdullahi
Customer Care Professional
Nidaamkan CEFR waa mid hadii ay qaadan lahaayeen ardayda ay wax badan ku hormari lahaayeen, aniguna sharaf ayey ii tahay in ka mid ahay Cohort 1
U xali arimahaaga si gaar ah
Hel latalin & tababar kuu gaar ah oo lagugula xalinayo arimahaaga qoyska, shaqada iyo ganacsiga.

Mohamed Abdullahi Hassan
Maamule Heyadeed - VIP Member
"Waxbarashadan waxa ay saameyn weyn ku yeelatay nolosheyda iyo shaqadeyda, weyna iga go'antahay in aan sii wado ilaa aan ka gaarayo hadafkeyga insha Allah"
















