Tijaabi Heerkaaga Luuqadda Ingiriiska
Gal tijaabo ku saleysan nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo ay ay hore uga faaideysteen in ka badan 10,000 arday.
Dooro Heerkaaga
Dooro heerka aad rabtid in aad ka ogaatid nidaamka CEFR
Arag Natijadaada Isla Hadda
Hel natiijo dhameystiran dhamman heerarka nidaamka CEFR oo leh talooyin gaar ah si aad u horumariso luuqaddaada.
Assessment Complete
Your CEFR ResultB1 Advanced assessment completed with 50% score. Keep practicing to improve your results. Your speaking and writing skills show strong potential.
Mar dambe haku rafaadin luuqadda Ingiriiska
Manhaj laga isticmaalo in ka badan 100 dal oo ku hormarin kartid luuqadaada muddo kooban
Kulano Toos Ah Isbuuc Waliba
Ku soo biir fasalada tooska ah ee ay idinla wadaagaan macallimiin khibrad leh
Koorsooyin Diyaarsan - Online
Baro waqtigaaga rabto, meeshaad rabto - koorsooyin diyaarsan oo tayo leh
Ku Hadal Joogto Ah
Ku dhaqan ku hadalka ingiriiska ardayda kale iyo macallimiin
Kulan Waliba Oo Duuban
Dib u fiirso kulamadii hore markasta oo aad rabto
Xiriir Toos Ah Macallinkaaga
Weydiiso su'aalahaaga macallinka si toos ah oo hel jawaab degdeg ah
Agabka Dhameystiran & Shahaado
Hel shahaado rasmi ah oo aqoonsi caalami ah