Online Classes

Nidaamka Fasalada Tooska ah

Ku biir fasalo u baxaya si toos ah - Online - isbuuc waliba adigoo baranaya maadooyin kala duwan sida Ingiriiska & ganacsiga

Nidaamka Fasalada Tooska ah - Ku biir fasalo u baxaya si toos ah
48,000+ Arday

Sifooyinka Barnaamijka CEFR

Common European Framework of Reference for Languages

Barnaamijka fasalada tooska ah (In-Person & Online) waxaa loo naqshadeeyay in uu lamid noqdo ama ka fiicnaado fasalkii sida tooska ah loo xaadirayay. Ardaygu wuxuu helayaa kaabayaal waxbarasho oo si cilmiyeysan loo naqshadeeyay, isla mar ahaantaana u badbaadinayaa waqti & lacag badan.

10,000+

Arday Oo Na Aaminay

94%

Raalli Galin Arday

2.5x

Kor u Kac Fursadaha Shaqo

50+

50 wadan ka badan aya laga dhigtaa

Kulano Toos Ah Isbuuc Waliba

Koorsooyin Diyaarsan - Online

Mashruucyo Aad Qabaneysid

Kulan Waliba Oo Duuban

Xiriir Toos Ah Macallinkaaga

Agabka Waxbarasho & Shahaado

Isla Xisaabtan Joogto Ah

Hadalka & Qoraalka La Xoojinayo

Muddo 4-5 Bilood Heer Waliba

Goob Waliba & Goor Waliba

Diyaar ma tahay?

Isdiiwaangeli maanta oo bilow horumarinta xirfadahaaga luqadda Ingiriisiga.

Somvato Cohort Classes

Hormari LuqadaadaIngiriiska

16-20 Todobaad

Heer waliba sida A1

2 Kulan/Todobaadkii

60 - 90 daqiiqo kulan kasta

Marba Heer Cusub

Dhamee markiiba hal heer

Isla Xisaabtan Joogto ah

Nidaam kaa caawinaya shaqooyinkaaga

Maxaa Ku Jira Barnaamijka

Wax kasta oo aad ugu baahan tahay inaad guulaysato

32 Kulan Oo Toos Ah

2 kulan/todobaadkii × 16 todobaad = 32 cashar oo dhexgal ah

Layliyo Todobaadle Ah

Hel assignments isbuucle ah

Agabka Barashada AI

Ku tawabaraneesid qoraalka iyo naxwaha wakhti kasta

Dashboard ku gaar ah

La soco xaadiristaada, dhibcahaaga iyo horumarkaagaba

Wado sheekeysi

La Dood wadaagida ardeyda

Qaado Shahaado

Hel shahaado rasmi ah marka aad level ka dhameyso

Wakhtiga lagaa rabo

2 Kulan Isbuucii

60 -90 daqiiqo kulank kasta

5-10 Saacadood Howlo ah

Leyliyo iyo Courses

SOMVATO AI

AI diyaarsan oo xili walbo ku cawineso

Wada-barasho Kooxeed

la hadal asxaabta

Wadar ahaan: ~7-12 saacadood todobaadkii (2 saacadood oo toos ah + 5-10 saacadood oo shaqooyin ah)

📌Saacadaha nidaamka CEFR-Ka

A1
Beginner
60-80h
A2
Elementary
80-100h
B1
Intermediate
100-120h
B2
Upper-Intermediate
120-150h
C1
Advanced
150-200h
C2
Proficient
200-300h

💡 Talo Guud:Si aad u hesho horumar joogto ah, waxaan kugula talineynaa5-10 saacadoodoo barasho madax-bannaan ah todobaadkii oo ay weheliso tababar joogto ah.

🌟🌟

Xirfadaha Aad Horumarin Doonto

Ku dhis kalsooni dhinac kasta oo Ingiriisiga ah

Hadalka

Wado sheekeysiga maalinlaha ah

Qoraalka

Hormarinta xirfadaada qoraal

Akhriska

Fahamka maqaallo iyo tilmaamo

Dhageysiga

Fahmida wado shekeysiyada

Naxwaha

Weedho iyo dhisida jumlado toosan

Ereyada

Inaad badiso ereyada luqada eed taqaan

Boosas Xaddidan Ayaa Hadhay

Diyaar Ma U Tahay In aad Hormariso Ingiriiskaada?

Ku soo biir kooxda xigta oo ku dhamey heer waliba 4-5 bilood gudahood. Laga bilaabo A1→A2, A2→B1, ama B1→B2 oo leh System waxbarasho oo heer sare ah.

Bilow Safarkaga

Dooro Heerkaaga Barasho

Ku biir kumanaan ardayood oo kobciyay xirfadahooda Ingiriisiga iyagoo u maraya barnaamijyadayada fasalada

Nidaamka cusub ee barashada luqada

CEFR

Ku habboon ardayda dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee doonaya inay horumariyaan xirfaddooda Ingiriisiga iyagoo ka qayb qaadanaya fasallo is-dhexgal ah oo ay ku jiraan 30–60 arday, laguna barto wada-shaqayn iyo waxbarasho kooxeed.

Kulano Toos Ah Isbuuc Waliba labo jeer
Isla Xisaabtan Joogto Ah
Muddo 4–5 Bilood Ah

Dooro Heerkaaga Luqadadeed

Ku saleysan heerarka caalamiga ah ee CEFR

Bilowga
A1 - A2
$50Bil walibaHeer waliba
Dhexdhexaadka
B1 - B2
$75Bil walibaHeer waliba
Sare
C1 - C2
$100Bil walibaHeer waliba

Hel Tababar Kuu Gaar Ah (VIP 1:1)

Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah.

6 CEFR LevelsA1 → C2

Learning Path

Common European Framework of Reference for Languages (CEFR)

Choose Your Learning Level

Start from beginner level all the way to professional proficiency

🌱
A1
🚀
A2
🌟
B1
💫
B2
🔥
C1
👑
C2
🌟

Intermediate - B1

Can understand the main points of clear standard input on familiar matters regularly encountered in work, school, leisure, etc. Can deal with most situations likely to arise while traveling in an area where the language is spoken. Can produce simple connected text on topics that are familiar or of personal interest. Can describe experiences and events, dreams, hopes and ambitions and briefly give reasons and explanations for opinions and plans.

What You'll Learn
  • Work and school related discussions
  • Travel situations and directions
  • Expressing opinions and plans
  • Describing experiences and dreams
  • Connecting sentences smoothly
16 Weeks
Program Duration
50%
Proficiency
BeginnerExpert
A1A2B1B2C1C2

Bilaaw safarkaaga waxbarashada

Isdiiwaan geli maanta oo horumari xirfadahaaga luqadda Ingiriisiga

Kala Dooro Doog & Digo

Suuqa & Somvato

Ka eeg farqiinta u dhexeeya hab waxbarasho aan nidaamsanayn iyo nidaam waxbarasho dhameystiran

Suuqa

Wareer - Ku day wax waliba

Casharo Lagu Diro Telegram/Whatsapp

Manhaj Aanan Nidaamsaneyn

Isla Xisaabtan La'aan

Hormarka Oo Aanan La Cabiri Karin

Khibrad Yar Dhanka Wax Dhigista

Somvato

Nidaam - Raac nidaam la tijaabiyay

Nidaam Waxbarasho Dhameystiran

Manhaj Laga Isticmaalo 100+ Dal

Isla Xisaabtan & Hormar Joogto Ah

Xooga La Saaro Dhanka Xiriirka Luuqadda

Koorsooyin Online + Kulano Toos Ah

Macallimiin Khibrad Leh - 20+ Sano

Barnaamijka

Yaa Ka Faaideysan Kara?

Barnaamijkan waxaa ka faaideysan kara qof waliba oo doonaya hanashada ama hormarinta xirfadaha qarniga 21aad

Ganacsatada & Maal-geliyeyaasha

Ardayda Iskuulada & Jaamacadaha

Shaqaalaha Shirkadaha & Hey'adaha

Macallimiinta & Waalidiinta

Saraakiisha & Maamulayaasha

Kaaliyayaasha Bulshada & NGO-ga

Free English Assessment

Ogoow Heerkaaga English-ka

Qaado assessment bilaash ah si aad u ogaato heerka aad joogto — Beginner, Intermediate ama Advanced. Natiijada waxay kaa caawinaysaa inaad doorato koorsada kugu habboon.

100% Free
Quick Test
Instant Result
Level Recommendation
Limited Spots Available

Bilaaw Safarkaaga Waxbarashada

Is Diiwaan geli maanta oo bilow horumarkaaga xirfadaha luqadda Ingiriisiga. Heerar loogu talagalay bilowga ilaa heer sare.

🚀Limited Cohort Starting Soon!

4-5 bilood kaliya ayaad u baahantahay

Heer waliba oo luuqadda ah waxaad ku dhameyn kartaa 4-5 bilood adigoo ku qaadanaya casharo lagu xoojinayo hadalka iyo qoraalka toolmoon ee luuqadda - Communicative Competence.

Speaking

Master communication skills

Writing

Master communication skills

Listening

Master communication skills

Reading

Master communication skills

Barnaamijka Barashada English-ka
Sheekooyinka

Aragtida Ardaydeena

Ardaydeenu maxay ka yiraahdeen machadka iyo nidaamka barashada?

Aad ayaan ugu faraxsanahay Cohort 1 ee Ingiriisiga. Inkastoo aan hore u baranayay, ma arag nidaam isku xiran sida Somvato. Muddo kooban ayaan dareemayaa horumar weyn iyo kalsooni luuqadeed. Mahadsanid maamulka iyo macallimiinta.

Eng. Abdirashid Elmi

Eng. Abdirashid Elmi

Videographer & Designer

Language Progress
A2C1

Barnaamijkan waa fursad aan muddo sugayay. Nidaamka koorsooyinka, fasalada live-ka ah iyo dabagalka macallinka ayaa aad ii soo jiitay. Waxaan si xooggan ugu talinayaa qof walba oo doonaya inuu horumariyo luqadda Ingiriisiga inuu ka faa’iideysto barnaamijkan.

Eng. Khaalid Mohamud Yusuf

Eng. Khaalid Mohamud Yusuf

Software Developer

Language Progress
A2C1

Inkastoo aan muddo dheer baranayay Ingiriis, ma helin nidaam sidan u habaysan. CEFR wuxuu si cad u horumarinayaa afarta xirfadood: hadal, qoraal, dhageysi iyo akhris. Waa nidaam wax weyn beddelaya.

Ayuub A. Abdullahi

Ayuub A. Abdullahi

Client Services Lead

Language Progress
A2C1

Waxaan ka mid ahay Cohort 1, waxaanan si weyn uga faa’iiday Somvato. Fahamkayga luuqadda wuu sare u kacay, waxaana sabab u ah manhaj nidaamsan iyo macallin hagaya. Mahadsanid Dr. Abdiwahab.

Mohamed Daud Ibrahim

Mohamed Daud Ibrahim

University Graduate & Pharmacist

Language Progress
A2B1

Waxaan hore u tijaabiyay buugaag iyo fasallo, balse nidaam ma helin. Hadda waxaan dareemayaa horumar iyo kalsooni dhowr bilood gudahood. Aad ayaan ugu mahadcelinayaa macallimiinta iyo team-ka Somvato.

Zakariya A. (Zaki)

Zakariya A. (Zaki)

High School Student

Language Progress
A1C1
500+
Graduates
95%
Success Rate
4.9
Average Rating
50+
Countries

Communicative Competence Framework

Our program develops all aspects of language competence for real-world communication

Linguistic

CEFR

Grammar, vocabulary, pronunciation

Strategic

CEFR

Communication strategies & repair

Socio-Linguistic

CEFR

Cultural context & appropriateness

Discourse

CEFR

Coherent text & conversation flow

Nagu soo biir si aad u hesho waxbarasho tayo leh, taageero joogto ah, iyo fursado kaa caawinaya horumarkaaga.

Common European Framework of Reference for Languages

Discover Your English Level

Understand your current English proficiency and track your progress through the internationally recognized CEFR framework

Official Description

Can understand and use familiar everyday expressions and very basic phrases aimed at the satisfaction of needs of a concrete type.

What You Can Do

Order food in a restaurant
Ask for directions
Introduce yourself and others
Understand simple signs and notices

Learning Focus

Basic greetings and introductions
Common everyday vocabulary
Simple present tense
Numbers, dates, and time
Basic question forms
FAQ

Su'aalaha Badanaa La Is Weydiiyo

Jawaabaha su'aalaha badan ee ku saabsan barnaamijka CEFR Cohorts

Bilaaw Safarkaaga Waxbarashada

Waxaanu u diyaar nahay inaan ku caawino! Nagala soo xiriir ama is diiwaan geli hadda.